Sunday, March 7th, 2021

Ciidamada Amniga Puntland oo dhaqdhaqaaqyo ka wada mid ka mida gobolada waqooyi.

Published on December 12, 2020 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay maanta dhaq dhaqaaqyo milatariga ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolkaasi.

Dhaq dhaqaaqyadan ayaa ka dambeeyay kadib markii dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Milxo oo hoostaga magaalada laas-qoray.

Dadka deegaanka ayaaa JUBBANEWS u sheegay in cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland ay maanta gaareen deegaano ka tirsan gobolka Sanaag, iyagoona halkaasi ka baadi goobayo dadka ay ka xeysteen Al-Shabaab.

Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex qof oo shacab ah oo ka ganacsada dahabka buuraha laga soo qodo waxay ka afduubteen deegaanka Milxo oo ka tirsan gobolka Sanaag, halkaasi oo ay mudo saacado ah gacanta ku hayeen. Al-Shabaab.

Cabsi xoog leh ayaa soo wajahday shacabka ku nool deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.

Taliyaha Qaybta Booliska ee Puntland G/dhexe Bashiir Cali Maxamed ayaa sheegay in Maamulka Puntland uu ku howlan yahay sidii Al-Shabaab dadkaasi looga soo furan lahaa, isla markaana uu rajeynayo inay soo badbaadiyaan.

Deegaano ka tirsan Puntland ayaa waxaa xiligan ku xoogan dagaalameyaal ka tirsan kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish.

Tags: ,

Readers Comments (0)



WARARKA MAANTA

#DHACDO YAABLEH #HOOYO SOOMAALI AH & CARUURTEEDA OO NINKI QABAY UU KU SAMEEYAY ARRIN AY LA SUUXDAY (VIDEO)

February 21, 2021
#DHACDO YAABLEH #HOOYO SOOMAALI AH & CARUURTEEDA OO ...

AXMAD MADOOBE IYO DENI WAA MAXAY SHURURUUDAHA AY KU XIREEN KA QEYB GALKOODA SHIRKI DOWLAD GOABLEEDYADA IYO DOWLADA FEDARAALKA

February 20, 2021
AXMAD MADOOBE IYO DENI WAA MAXAY SHURURUUDAHA AY ...

Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay in Farmaajo yahay dambiile Qaran ayna maxkamadaynayaan.

February 20, 2021
(Muqdisho)-Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay inay ...

DEG DEG: ABWAANAD ISMAHAN CARAWELO OO SHAACISAY NOOCA RAGGA AY JECESHAHAY IN AY NOLOSHA LA WADAAGTO

February 18, 2021
DEG DEG: ABWAANAD ISMAHAN CARAWELO OO SHAACISAY NOOCA ...

Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarasha Jubbaland oo 52 Macalin oo OGADEN AH Shahaadooyin Siiyay

February 18, 2021
Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarasha Jubbaland oo 52 ...

DEG DEG: RASMI RAYS IYO QAALI LADAN OO BOOQDAY GABADHI SIDA XUN LOO DILAY VIDEO-GANA LAGA DUUBAY

February 18, 2021
DEG DEG: RASMI RAYS IYO QAALI LADAN OO ...

Ex US presidential candidate Bernie sanders sanders speaks

February 17, 2021
Ex US presidential candidate Bernie sanders sanders speaks