Thursday, March 4th, 2021

Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay in Farmaajo yahay dambiile Qaran ayna maxkamadaynayaan.

Published on February 20, 2021 by   ·   No Comments

(Muqdisho)-Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay inay joogteyn doonaan bannaan baxyada, si ay shacabka u muujiyaan rabitaankooda iyo in dalka aysan ka abuurmin diktaatooriyad.

Qoraal kasoo baxay Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa lagu sheegay in dagaallkii ka dhacay Muqdisho iyo weerarkii lagu qaaday Xubno kamid ah Midowga Musharixiinta uu mas’uul ka yahay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay sheegeen in uu rasaaseeyay dad si nabad ah u banaanbaxayay.

“Golaha Midowga Musharaxiinta waxay horay u aaminsanaayeen haddana u cadaatay in Madaxweyne hore Farmaajo uusan nabad iyo xasillooni u rabin dalka, daacadna ka aheyn inuu galo doorasho loo siman yahay, waxay maaweelayaashiisa siyaasadeed iyo hawadiisa beenta ah tustay in awoodda dalka xoog ku heysan karo sharci darrana ku sii joogi karo ayaa lagu yiri” Qoraalka Musharixiinta.

Sidoo kale Midowga Musharixiinta waxaa ay sheegeen inay horay u aaminsanaayeen haddana u cadaatay in Madaxweyne hore Farmaajo uusan nabad iyo xasillooni u rabin dalka, daacadna ka aheyn inuu galo doorasho loo siman yahay.

Ugu dambeyn waxaa ay sheegeen in Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u arkaan in uu yahay dambiile Qaran uusan sinabada qeyb uga noqon karin xal u helida siyaasada dalka kala-guurka ah, loona diido in uu ka qeyb-galo doorashada sida uu
Golaha Musharixintta somaliyed ee Muqdisho Talo meel Ciriryon ayey idinka Gashay,Maxamed Abdullahi Maxamed (Ina Farmajo) Madaxweynihi udanbeyey ee DFS, wa’idinka adkaday dhamantiin Sidad Hawiye utihin,marka 1aad idinka dhexdina ayuu isku kiin adgsaday,2aad Hawiye isma racsana wana kala qaybsan yahay tasina wa guusha ina Farmajo,mida 3aad Hawiye Dagal madonayo dhinac kasta marka laga fiyo,mida 4aad Musharaxinta Hawiye kalsoni kama haystan shacabkada mid Dorasho & mid Dagaal Tona,ina farmajo sidu dono ayuu ujogaya madaxtoyada somaliya hadi ladorto & Hadan ladoran wa iska Dorane

PUNTLAND

Ciidanka Puntland oo amar la siiyey & odayaal isu taagey xallinta xiisad ka taagan Gardafuu.

Axmed Madoobe iyo Deni oo shuruud horleh ku xiray ka qaybgalka shirka Muqdisho.

Ciidanka Puntland oo fashiliyey qaraxyo ay soo abaabuleen malayshiyaadka Alshabaab.

Puntland oo mamnoocday dadka ka imaanaya caalamka ee deegaamadeeda imaanaya iyo sababta.

DAAWO-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka hadlay arrimo muhiim ah farriina u diray shacabka.

SOMALIA

Ciidanka madaxtooyada & PMPF oo gaarey gobolka Gardafuu iyo dagaal ka dhacay deegaamadaasi.

Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay in Farmaajo yahay dambiile Qaran ayna maxkamadaynayaan.

Axmed Madoobe iyo Deni oo shuruud horleh ku xiray ka qaybgalka shirka Muqdisho.

Diyaarado hakad geliyey dulimaadyadii ay ku iman jireen Muqdisho.

Maxaa sababay baaqashada shirkii uu madaxweyne Farmaajo ku baaqay ee Muqdisho.

SOMALIlLand
Guddoomiye Cabdi Xaashi,”Dadka gobolada Waqooyi iyaga maamulanaya doorashada ee Farmajo cid geysan maayo”.

Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada Hargaysa oo la gaarsiiyey meyd & dhaawacyo.

DP World oo shaacisay lacagaha ay ku horumarinayso Somaliland & Puntland oo laga saaray.

Suldaankii Guud ee Somaliland oo goor dhaw geeriyooday & PTIMES oo Tacsi u dirtay

JUBBALAND

Ciidanka Puntland oo amar la siiyey & odayaal isu taagey xallinta xiisad ka taagan Gardafuu.

Ciidanka madaxtooyada & PMPF oo gaarey gobolka Gardafuu iyo dagaal ka dhacay deegaamadaasi.

Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay in Farmaajo yahay dambiile Qaran ayna maxkamadaynayaan.

Axmed Madoobe iyo Deni oo shuruud horleh ku xiray ka qaybgalka shirka Muqdisho.
GALMUDUG

Ciidanka Puntland oo amar la siiyey & odayaal isu taagey xallinta xiisad ka taagan Gardafuu.

Ciidanka madaxtooyada & PMPF oo gaarey gobolka Gardafuu iyo dagaal ka dhacay deegaamadaasi.

Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay in Farmaajo yahay dambiile Qaran ayna maxkamadaynayaan.

Axmed Madoobe iyo Deni oo shuruud horleh ku xiray ka qaybgalka shirka Muqdisho.

Diyaarado hakad geliyey dulimaadyadii ay ku iman jireen Muqdisho.

Tags: , , ,

Readers Comments (0)



WARARKA MAANTA

#DHACDO YAABLEH #HOOYO SOOMAALI AH & CARUURTEEDA OO NINKI QABAY UU KU SAMEEYAY ARRIN AY LA SUUXDAY (VIDEO)

February 21, 2021
#DHACDO YAABLEH #HOOYO SOOMAALI AH & CARUURTEEDA OO ...

AXMAD MADOOBE IYO DENI WAA MAXAY SHURURUUDAHA AY KU XIREEN KA QEYB GALKOODA SHIRKI DOWLAD GOABLEEDYADA IYO DOWLADA FEDARAALKA

February 20, 2021
AXMAD MADOOBE IYO DENI WAA MAXAY SHURURUUDAHA AY ...

Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay in Farmaajo yahay dambiile Qaran ayna maxkamadaynayaan.

February 20, 2021
(Muqdisho)-Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay inay ...

DEG DEG: ABWAANAD ISMAHAN CARAWELO OO SHAACISAY NOOCA RAGGA AY JECESHAHAY IN AY NOLOSHA LA WADAAGTO

February 18, 2021
DEG DEG: ABWAANAD ISMAHAN CARAWELO OO SHAACISAY NOOCA ...

Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarasha Jubbaland oo 52 Macalin oo OGADEN AH Shahaadooyin Siiyay

February 18, 2021
Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarasha Jubbaland oo 52 ...

DEG DEG: RASMI RAYS IYO QAALI LADAN OO BOOQDAY GABADHI SIDA XUN LOO DILAY VIDEO-GANA LAGA DUUBAY

February 18, 2021
DEG DEG: RASMI RAYS IYO QAALI LADAN OO ...

Ex US presidential candidate Bernie sanders sanders speaks

February 17, 2021
Ex US presidential candidate Bernie sanders sanders speaks