Ciidamada Sida Qaaska ah u Tawabaran oo ahaaciyay Deegaanno Ay Qabsadeen
Published on December 4, 2020 by admin · No Comments
Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ay Al-Shabaab ka saareen deegaano hor leh oo ka tirsan gobolkaasi.
Deegaanada ay ciidamada la wareegeen ayaa waxaa ka mid ahGuba-Kibir, Dharkeen iyo Urur Canjeel ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana saraakiisha hoggaamineysay ay sheegeen in uu ahaa mid lagu xaqiijinayay Amniga sidoo kalena looga hortagayay weerarada Al-Shabaab.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka ay ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab sidoo kale ay kula wareegeen degaano ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab.
Sidoo kale Saraakiisha hawlgallada hoggaaminayay ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalka ka dhanka dagaalamayaashs Al-Shabaab.
March 9, 2021
[embed width="520" height="400"]https://www.youtube.com/watch?v=nlK0ycDkmI4[/embed] Ku soo dhowaada SNTV ...
March 9, 2021
[embed width="520" height="400"]https://www.youtube.com/watch?v=1cly5K--ujw[/embed] Ku soo dhowaada SNTV ...
March 9, 2021
Gudiga gurmadka abaaraha Degmada Baladxaawo Ee Gobalka Gedo ...
March 9, 2021
25 kamid ah maleeshiyaadka argagaxisada ah ayaa la ...
March 8, 2021
[embed width="520" height="400"]https://www.youtube.com/watch?v=34jwEb4gFck[/embed] Ku soo dhowaada SNTV ...
March 8, 2021
[embed width="520" height="400"]https://www.youtube.com/watch?v=8MEb74X7bcg[/embed] Ku soo dhowaada SNTV ...
March 8, 2021
[embed width="520" height="400"]https://www.youtube.com/watch?v=STTRZKDY4iI[/embed] Ku soo dhowaada SNTV ...