Thursday, March 4th, 2021

VIDEO+XOG-Mas’uul katirsan Puntland oo soo bandhigay magacyada & qabiilada weriyayaashii uu laayey ninkii 4ta xaas guursadey.

Published on January 7, 2021 by   ·   No Comments

(Garoowe)-Guddoomiyaha degmada Bandar-bayla ee Puntland Siciid Aadan Cali Anteeno oo kamid ahaan jirey weriyayaashii Idaacadda Radio Muqdisho ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay arrinta la xiriirta inuu afar weriye diley ninka lagu magacaabo Sufyaan oo horay loo oran jirey Taakeeyee.
4 XAASLE
Guddoomiye Siciid Anteeno ayaa sheegay in maalmihii ugu dambeeyey ay la soo xiriirayeen shacab Soomaaliyeed oo doonayey inay xog iyo xaqiiqo ka helaan arrinta la xiriirta eedaymaha loo jeedinayo Taakeeye oo hadda la baxay Sufyaan.
Siciid Aadan Cali Anteeno ayaa sheegay in Taakeeye uu kamid ahaa askar la socotey General Maxamed Faarax Caydiid uuna jeclaystay inuu idaacadda ka howlgalo haseyeeshee loo sheegay inuusan wax shaqo ah ka heli karin taasi oo sababtay inuu dilo 5 kamid ah weriyayaashii ka shaqayn jirey Radio Muqdisho.

Abukar Maxamed Nuur (Abukar weriye) Shiikjaal

Cabdulqaadir Cali Iidle Xawaadle

Mahad Aadan Xasan Ogaadeen

Tags: ,

Readers Comments (0)



WARARKA MAANTA

#DHACDO YAABLEH #HOOYO SOOMAALI AH & CARUURTEEDA OO NINKI QABAY UU KU SAMEEYAY ARRIN AY LA SUUXDAY (VIDEO)

February 21, 2021
#DHACDO YAABLEH #HOOYO SOOMAALI AH & CARUURTEEDA OO ...

AXMAD MADOOBE IYO DENI WAA MAXAY SHURURUUDAHA AY KU XIREEN KA QEYB GALKOODA SHIRKI DOWLAD GOABLEEDYADA IYO DOWLADA FEDARAALKA

February 20, 2021
AXMAD MADOOBE IYO DENI WAA MAXAY SHURURUUDAHA AY ...

Midowga Musharixiinta oo ku dhawaaqay in Farmaajo yahay dambiile Qaran ayna maxkamadaynayaan.

February 20, 2021
(Muqdisho)-Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay inay ...

DEG DEG: ABWAANAD ISMAHAN CARAWELO OO SHAACISAY NOOCA RAGGA AY JECESHAHAY IN AY NOLOSHA LA WADAAGTO

February 18, 2021
DEG DEG: ABWAANAD ISMAHAN CARAWELO OO SHAACISAY NOOCA ...

Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarasha Jubbaland oo 52 Macalin oo OGADEN AH Shahaadooyin Siiyay

February 18, 2021
Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarasha Jubbaland oo 52 ...

DEG DEG: RASMI RAYS IYO QAALI LADAN OO BOOQDAY GABADHI SIDA XUN LOO DILAY VIDEO-GANA LAGA DUUBAY

February 18, 2021
DEG DEG: RASMI RAYS IYO QAALI LADAN OO ...

Ex US presidential candidate Bernie sanders sanders speaks

February 17, 2021
Ex US presidential candidate Bernie sanders sanders speaks