Tuesday, March 9th, 2021

Kulan Wada Tashi ah isla Markaana Kalsooni Loogu Muujinayay Musharax Xildhibaan AbdiNasir Ali Cige Ayaa Beesha Nuux Maxamuud ku Yeelatay Magaalada Kismaayo

Published on December 13, 2020 by   ·   No Comments

Kulanka oo ay ka soo Qeyb galeen Horjooga yaasha Beesha Nuux Maxamuud ee Ku Dhaqan Goballada jubooyinka Ayaa waxaa uu ahaay Mid Beeshu ku Muujineysay Kalsoonida ay ku Qabaan Musharaxa Beesha ABDI NASIR ALI CIGE Ee u Taagan Qabasha kursiga Xildhibaanimo ee Beeshu ku leedahay Dowlada federaalka.

Waxaana Halkaasi Ka Hadlay Odayaal Door Ah MMug iyo miizaanna Ku Dhex Leh Beesha NM.

Ugu Danbeyntii Waxaa Hadal Qiimo iyo Ballan wax Qabad ka Jeediyay shirka Musharax AbdiNasir Ali Cige Waxaana uu sheegay in uu Qaban doono Adeegyada aasaasiga sida wax barasha kaalmeynta danyarta iyo ka warqabta beesha. Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa ku soo qaatay baahida loo qabo hirgelinta mashruuc biyo gelin ah iyo shaqa abuur loo sameeyo dhalin yarada Muhiimaddiisuna ay tahay in uu ula imaan doono beeshiisa wax qabad muuqda oo la taaban karo.

Musharax Abdinaasir ayaa waxa uu Naqanayaa Ninkii ugu horeeyay oo beesha meel fagaaro ah kula hadlay isla markaana si geesinimo ah Ballan qaadyo ugu sameeyay.
WERIYAHA Jubbanews.com oo La hadlay shacabki Qaar ayaa waxa ay u sheegeen in uu yahay xildhibaan La hubo in Loo idman doono Kursiga beesha NM Maadaama uu Leeyahay Aqoonteeda iyo karti uu ku Hanan karo.

Tags: , ,

Readers Comments (0)



WARARKA MAANTA

Gudiga gurmadka abaaraha degmada Baladxaawo oo bilaabay biyo dhaamin loo sameeynayo dadka ay abaaraha saameeyeen.

March 9, 2021
Gudiga gurmadka abaaraha Degmada Baladxaawo Ee Gobalka Gedo ...

In ka badan 20 kamid ah argagaxisada Alshabaab oo lagu dilay Shabeelooyinka

March 9, 2021
25 kamid ah maleeshiyaadka argagaxisada ah ayaa la ...

WARKA HABEEN TELEFISHINKA QARANKA SOOMAALIYEED BY XAMDI CABDULAAHI 08 03 2021

March 8, 2021
[embed width="520" height="400"]https://www.youtube.com/watch?v=8MEb74X7bcg[/embed] Ku soo dhowaada SNTV ...

WARKA CARABIGA SOCDAAL 08 03 2021

March 8, 2021
[embed width="520" height="400"]https://www.youtube.com/watch?v=STTRZKDY4iI[/embed] Ku soo dhowaada SNTV ...

WARKA MAYGA 08 03 2021

March 8, 2021
[embed width="520" height="400"]https://www.youtube.com/watch?v=34jwEb4gFck[/embed] Ku soo dhowaada SNTV ...

Munaasabada xuska maalinta haweenka oo lagu qabtay jowhar

March 8, 2021
[embed width="520" height="400"]https://www.youtube.com/watch?v=sjEJPVW1YJc[/embed] Ku soo dhowaada SNTV ...

Shacabka Degmada Yaashiiq oo loo qeybiyay agab looga hortagayo Covid-19.

March 8, 2021
[embed width="520" height="400"]https://www.youtube.com/watch?v=qmdINwXVecw[/embed] Ku soo dhowaada SNTV ...