Published on December 13, 2020 by admin · No Comments
Dagaal ka dhex Taagan Dowlada Turkiga iyo IRAN
Dagaalka ayaa waxa uu salka ku haayaa warbixin Dhawaan si aan cadeyn Loo shaaciyay taas oo aheyd in Turkigu Siiyay Dowlada Qadar wershed Hubka casrjga ah sameysa.